Hantidhawraha Guud ee JFS, M/ne. Maxamed Maxamuud Cali oo furay “Shir sannadeedka Xafiiska Hantidhawrka Guud JFS iyo Xafiisyada Hantidhawrada Dowlad Goboleedyada 2020”.
Shirka oo ay Hantidhawrada Dowlad Goboleedyada uga qaybqaateen qaabka muuqaal-aragga ah, ayaa waxaa la isku waydaarsaday khibrado iyo casharro ...















