Ra’isul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in ay dhamaatay maalmo loo qabtay ciidanka TPLF.
Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in sadax cisho loo qabtay in ciidanka TPLF ay isku dhiibaan kuwa qaranka ay ...
Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in sadax cisho loo qabtay in ciidanka TPLF ay isku dhiibaan kuwa qaranka ay ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijyada hay’adda UNFPA Somalia Mr Andres ...
Koongress-ka dalka Peru ayaa madaxweyne cusub u doortay sharci-dejiye lagu magacaabo Francisco Sagasti si loo helo xal siyaasadeed oo lagu ...
Dowlada Jabuuti ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee IGAD oo ka hadla colaada itoobiya. Jabuuti waxay sheegtay in ay si ...
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku fakaray in uu weeraro goobta ugu weyn ee nukliyeerka Iran isbuucii la soo dhaafay laakiin ...
Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howgal qorsheysan ku bur buriyay fariisimo Nabadiidka Al-Shabaab ay ku lahayeen degaanno hoostaga Gobolada ...
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlayay ansixinta Golaha Adeegga Garsoorka oo ay maanta cod aqlabiyad leh ku asixiyeen Xildhibannada ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirada Soomaaliya u ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho