Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Daah-furay kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed
Daahfurka kalfadhiga 2- aad ee Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed waxaa ka qeybgaley Madaxaweynaha Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, ...














