Dowladda Soomaaliya Oo Hambalyo U Dirtay Hay’adda WFP Oo Ku Guuleysatay Abaalmarinta Caalamiga Ah Ee Nabadda
Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Sacid Xamsa ayaa hambalyo u diray Barnaamijka Cuntada Aduunka ...
















