Carona Virus oo si wayn u saameeyey waxbarashada carrurta barkacayaasha ah “SAWIRRO”
Dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan xeryaha dadka soo barakacay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay saameyn wayn kala kulmeen ...
Dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan xeryaha dadka soo barakacay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay saameyn wayn kala kulmeen ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya ayaa hambalyo u dirtay Guddoonka Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka ...
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu yeeray in shaqada ciidanka ay ku soo laabtaan 3 Jeneraal oo horay uu ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa kordhiyay muddada bandowgii saarnaa guud ahaan dalka Kenya, sababa la xiriira COVID-19. Madaxweynaha ayaa ...
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kala wareegtay Wasaaradda ...
Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq, ayaa loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle doorasho goordhow ka dhacay magaalada ...
Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo goordhow ka bilaabatay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ku ...
Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhow ka bilaabatay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle. Xilka guddoomiyaha golaha ...
Wada-tashi ku saabsan xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha ka howlgala xuduudaha dalka ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday hay’adda socdaalka iyo ...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FAO ayaa sheegtay in uu soconayo dadaal xoog leh oo lagula ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho