Shirka tala-bixinta & dib u dhiska guddiga 4-aad ee horumarinta Af-Soomaaliga oo ka furmay Muqdisho
Sii haya Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa daahfuray Shirka Talabixinta & Dib u dhiska Guddiga ...
















