Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo diiwaan gelisay kiis cusub oo Covid-19 ah
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in degaannada Maamulkaas markale uu kusoo laba kacleeyay cudurka safmarka ah ee Coronavirus, ...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in degaannada Maamulkaas markale uu kusoo laba kacleeyay cudurka safmarka ah ee Coronavirus, ...
Madaxweynaha dawladda FS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dawladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Kuwait uga tacsiyeeyey geerida Amiirkii ...
Mu’asasada Baxru Nuur Foundation ayaa Deegaanka Xajiinle ka hirgalisay Iskuul si ubadka Soomaaliyeed ee halkaas ku nool ay u helaan ...
Golaha aqalka sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay aqoon isweydaarsi labo maalmood magaalada muqdishom uga socday Xoghayaasha Guud ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye & wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee ...
Ku xigeenka agaasimaha guud ee madaxtooyada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinur Maxamed Axmed ayaa kulan looga hadlay dardar-gelinta wejiga labaad ...
Ku-simaha Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxda Qaramada Midoobay oo ...
Taliyaha qaybta afaraad ee ciidamada AMISOM Col. Cabdiraxmaan Riyaale Xareed oo maanta gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa kulan ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa saaka kulan la qaatay Safiirka ...
Musharax madaxtinimada mucaaradd ugu weyn dalka Tanzania, Tundu Lissu, ayaa ka soo hor muuqday guddiga anshaxa ee gudiga doorashooyinka talaadan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho