Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle”Afarta sanno ee soo socto waxey noqo doontaa, afar sanno oo xasilooni ah”
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle mudane Cabdixakiin Luqmaan ayaa sheegay in afarta sanno ee soo socta ay ka shaqeyn doonaan Hirshabeelle xasiloon ...
















