Xaalada cudurka karoonaha ee dalka UK ayaa u muuqata in ay iminka gaartay meel halis ah waxaana isa soo taraya digniinaha ay bixinayaan dhaqaatiirta caafimaadka kuwaas oo dowlada loogu sheegayo in aanay isdhigan oo talaabo ay qaado.
UK waxay iminka noqotay dalka ugu dhimashada badan cudurka Covid-19 guud ahaan qaarada Yurub waxaana dhimashadu ay dhaaftay 50,000. Sida ...
















