Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub ee Somalia “Sawirro”
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka ...
Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa caasimada Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Gudoomiyay shirka Totobaadlaha ah ee degmooyinka gobalka ...
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo sii hayaha wasiiirka maaliyada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa kala saxiixday heshiis ...
Xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyada federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah waxaa ay ka doodi doonaan sharciyo dhowr ah. ...
Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu soo dhisi doono xukumadda tayo leh oo awood ...
Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle ee uu dhawaan magacaabay madaxweyna dowlad goboleedka hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ...
Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magalada muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar filish) iyo sii hayaha wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada xukumadda ...
Guddiga joogtada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda sidaxaad ee kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xaruunta guddiyada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho