Guddoomiye ku xigeennada 1-aad iyo 2aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo la doortay Siraaji Sheekh Isxaaq iyo Mahad Xasan Cismaan
Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq, ayaa loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle doorasho goordhow ka dhacay magaalada ...
















