Kulan looga hadlayay dib u eegista Dastuurka Dalka oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug “Sawirro”
Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Dastuurka Soomaaliya Ludfi Shariif Maxamed ayaa magaalada Dhusamareb uga qaybgalay kulanka soo aruurinta aragtida bulshada Galmudug ee ...
















