Ku-simaha duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddada isku xirta EX hotel Shabeelle iyo isbitaalka Martiini”SAWIRRO”
Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda mudane, Axmed Xasan Iimaan ayaa dhagax dhiggay waddada isku ...
















