MADAXWEYNE FARMAAJO OO GOLAHA SHACABKA UGA MAHADCELIYEY KALSOONI-SIINTA RA’IISUL WASAARE ROOBLE+SAWIRRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ...
















