Afti Tirada Baarlamaanka Talyaaniga Lagu Yareyn Doono Oo Ka Qabsoontay Dalkaas
Codbixiyeyaasha Talyaaniga ayaa maanta u codeyn doona isbedel lagu sameynayo tirada baarlamaanka dalkaas, si kharash faraha badan ee ku baxa ...
Codbixiyeyaasha Talyaaniga ayaa maanta u codeyn doona isbedel lagu sameynayo tirada baarlamaanka dalkaas, si kharash faraha badan ee ku baxa ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa ku wajahan deegannada kala ah Ceel-lahelay iyo Ceel-garas ee gobolka Galgaduud. Deegaannadaan ayaa mudo ku dhaw ...
Hogaamiyeyaasha dunida ayaa aallada fogaan araga kaga qeybgalay isniintii xuska 75 aad ee aas aaska Q.M, iyadoo safmarka COVID-19, iyo ...
Tirada dhimashada safmarka COVID-19 ee Mareykanka ayaa mareysa ku dhowaad 200,000 tallaadadan maanta ah, taas oo ka dhigan iyo shantii ...
Xoogaga amniga Falastiin ayaa xirey tiro k amid ah taageerayaasha siyaasiga Falastiiniga ah ee dibad joog ah kuwaas oo lagu ...
Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayey munaasabad isaga iyo wafdigiisa lagu soo dhaweynayey oo xalay Muqdisho ...
Kulankan waxa uu isugu jiray qado iyo kala war qaadasho, waxaana uu Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis ...
Wararka aan ka helayno degaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya maleeshiyada Al-Shabaab iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho