Madaxweyne Farmaajo: Si aan shisheeye inoo soo faragelin,waa in aan inagu leenahay go’aanka arrimaheena+sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo uu ku maamuusay ...
















