Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulamay Golaha Wasiirada Cusub+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta kulan la qaatay golaha xukuumadda cusub ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta kulan la qaatay golaha xukuumadda cusub ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul ...
Wasiiradda arrimaha dibadda wadamada Armenia iyo Azerbaijan ayaa lagu wadaa in jimcaha soo socda ay ku kulmaan magaalada Washington ee ...
Shir looga hadlaayay horumarinta biyaha deegaannada ka fog wabiyada ayaa lagu soo gabangabeeyay magaalada cadaado oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidanka xoogga, ayaa dilay 19 ka tirsan maleeshiyaad ah argagixisada, Al-shabaab isla markaana noloshana ku qabtay labo dhagarqabe,kadib howl-gal ay ...
Shirkada Hormuud Telecom ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in la xaliyay dhibaatadii ka jirtay adeegga internetka isla ...
Jaaliyada , ardayda iyo safarada Soomaaliyeed ee dalka sudan oo iskashanaya ayaa deeq gar-gaar ah gaadhsiiyey in ka badan 400 ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Liiska magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Soomaaliya oo caawa lagu dhawaaqay. ...
Daahfurka kalfadhiga 2- aad ee Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed waxaa ka qeybgaley Madaxaweynaha Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ,Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho