Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Soo Xiray Shirka Doorashooyinka Iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3 “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirkii Doorashooyinka dalka ayaa uga mahadceliyey Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ...
















