Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Maraykanka Ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dowladda Maraynkanka Danjire ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dowladda Maraynkanka Danjire ...
Kulanka mudanayaasha Golaha oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxa ay mudanayaasha Golaha Akhrinta ...
Waxaa goordhow furmay kulanka 25-aad kalfadhiga 7-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaana shir guddoominaya guddoomiyaha golaha mudane Maxamed ...
Dab xooggan ayaa haatan ka kacay xaafadda Hillaac ee magaalada Boosaaso, waxaa goobta uu dabka ka kacay gaaray guddoomiyaha Gobolka ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qayb galay aaska Allaha u naxariistee, guddoomiyihii rugta ganacsiga iyo ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa daah-furay hirgelinta mashruuca solar-ka oo laga ...
Madaxa Xafiiska Siyaasadda ee Dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta Islaamka ee (Xamaas) Ismaaciil Haniya ayaa shaaca ka qaaday in Masar ay ...
Magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar waxaa goordhow ka furmay wada-hadallada nabadda ee Afgaanistaan, kaasi oo ay martigalisay Qatar, waxaana ...
Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay heshiiska Baxreyn iyo Isreal wada gaareen. wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sheegtay in heshiiskan uu dhibaato weyn ...
Magaalada Dooxa ee dalka Qatar maanta oo sabti ah waxaa ka furmaya wada-hadallo nabadeed oo u dhexeeya dowladda Afghanistan iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho