WAR-MURTIYEED: Shirka Wadatashiga Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3
Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada oo ay ku ...
Guddoomiye ku xigeynka Howlaha Guud ee Gobalka Banaadir mudane Cumar Cali Cabdi oo uu Wehliyo Agaasimaha Guud Warbaahinta Gobolka Banaadir ...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa cambaareeyay dilkii dadka shacab ahaa oo loogu geystay Raagaceelle ...
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay deegaanka Duu-hooyo ee hoostaga magaalada Raka Raaxo ee gobolka Bari ayaa sababay dhimasho iyo ...
Gawaari nooca xamuulka ah oo u rarnaa ganacsato, isla markaana xayirnaa in muddo ah, ayaa gaaray Magaalada Xuddur ka dib ...
Ra’iisul wasaaraha dowladda QM aqoonsan tahay ee Libya Fayez al-Sarraj, ayaa sheegay in xilka ka degi doona dhammaadka bisha soo ...
Saraakiisha dalka Suudaan ayaa sheegay in la xirey 41 nin oo lagu eedeeyay in ay heystaan tiro badan oo walxaha ...
In ka badan 200 oo maxbuus ayaa ka baxsatay xabsi ku yaala waqooyiga bari ee Uganda, sida ay saraakiishu sheegeen, ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, waxaana ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho