Guddoonka Golaha Shacabka oo xildhibaan Yuusuf Ibraahim uga tacsiyeeyay geerida ku timid hooyadiis
Guddoomiyaha Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,ku xigeennadiisa,xildhibaannada golaha,xoghayaha guud iyo dhammaan shaqaalaha baarlamaanka ayaa tacsi u ...
















