Ciidanka Nabad Sugidda Jubbaland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Bambooyin Ay Al-Shabaab Ku Duugteen Xaafadaha Kismaayo
Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay bambooyin ay kooxda Al-Shabaab ku qarsadeen dhul bacaad ah oo ...
















