Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco Madera.
Madaxweyne kuxigeenka Maamul Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco ...
Madaxweyne kuxigeenka Maamul Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco ...
Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha ee Wasiirka iyo ardyada Soomaaliyeed ...
Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa dib ugu soo ...
Mascuud Cabdi Maxamed waa wiil yar oo liqay bir halis galisay noloshiisa, waxaana reerkiisa ay muddo bil ah baadi goob ...
Ururka 56-aad Guutada 11-aad Qeybta 43-aad Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ka warqabayay dhagarta maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab ayaa ka hortagay weerar ...
Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta Guddoomiyey shir loogga doodaayey Hindise Sharciyeedka ...
Kulanka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Dani ayna soo xaadireen Dhammaan ...
Wasiirka Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Dhoore ayaa sheegay in Madaxweynaha Galmudug uu dhagax dhigay xarun cusub oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho