Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Amiirka Iyo Shacabka Dalka Kuweyt Gaarsiiyey Dhambaalka Tacsida DFS Ee Geeridii Amiir Sabaax “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ugu tagay Amiirka cusub ee dalka Kuweyt Sheekh Nawaaf ...
















