Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo loo dhaariyey Amiirka cusub ee Kuwait
Fadhi ay maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo ahaa sii hayaha Amiirka ...
Fadhi ay maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo ahaa sii hayaha Amiirka ...
Gaari nooca zuzuki ah oo markii hore Al-shabaab ay dad shacab ah uga dhaceen duleedka tuulada Barwaaqo ee gobolka Gedo ...
Guddoomiya golaha baarlamaanka Kuweyt, Marzuuq Al-Ghanim, ayaa ku dhawaaqay in Shiikh Nawaaf Al-Axmed loo dhaarinaayo amiir-nimada dalka Kuweyt, kaddib markii ...
Wasaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowladda federaalka iyo Wasaaradda Tamarta Hirshabelle ayaa bilaabay biyo dhaamin loo sameeynaayo ilaa 4 kun ...
Dabkaan oo geystay Khasaare hantiyadeed ayaa ka kacay kaalin Shidaal oo ku taalla bartamaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, waxaana ...
Xoghayaha Difaaca Mareykanka Mark Esper ayaa maanta oo Arbaca ah billaabaya socdaal uu ku marayo waddamada kala ah Aljeeriya, Tuunis ...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in degaannada Maamulkaas markale uu kusoo laba kacleeyay cudurka safmarka ah ee Coronavirus, ...
Madaxweynaha dawladda FS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dawladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Kuwait uga tacsiyeeyey geerida Amiirkii ...
Mu’asasada Baxru Nuur Foundation ayaa Deegaanka Xajiinle ka hirgalisay Iskuul si ubadka Soomaaliyeed ee halkaas ku nool ay u helaan ...
Golaha aqalka sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay aqoon isweydaarsi labo maalmood magaalada muqdishom uga socday Xoghayaasha Guud ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho