War-murtiyeed laga soo saaray shirkii billaha ahaa ee wasiirradda DFS, D.Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir
Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa lagu soo Gaba-gabeeyay Shirkii Wasiirrada Waasaaradda Maaliyada dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka ...
















