Golaha Shacabka Oo Beri Ka Doodaya Hindise Sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed
Xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta beri ah ay dooda sedexaad ka yeeshaam ...
Xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta beri ah ay dooda sedexaad ka yeeshaam ...
Danjiraha J.F. Soomaaliya ee dalka Suudan Amb Mohamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagagey Jaamacadda Caalamiga ah ...
Sii hayaha wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyaha shirka wasaaraddaha maaliyadda dowladda dhexe,dowlad goboleedyada ...
Sii hayaha wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta xafiiskiisa ku ...
Afhayeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gashaanle Sare Cabdiqani Maxamed Khalaf oo goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay gudaha xabsiga dhexe ayaa ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka amba baxay garoonka diyaaradaha ...
Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee golaha shacabka ayaa kulan kula yeeshay xarrunta Villa Hargeysa Agaasimaha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ...
Sii hayaha xilka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jahmuuriyadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddiga Baarista Dhacdada Shaqaaqadii 10/08/2020 ...
Ciidamada Booliiska Dhuusamareeb ayaa howlgal balaaran lagula dagaalamayo burcada waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid Dhuusomareeb. Taliyaha Qaybta Guud ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo safar shaqo u joga dalka Turkiga ayaa sheegay in Shirka Dhuusamareeb ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho