Dalka jarmalka oo qorsheynaya in uu Gariiga kasoo qaado 1,500 oo qaxooti ah.
Dalka Jarmalka ayaa qorsheenaya in uu 1,500 oo qaxooti ah ka soo qaado dalka Gariiga islamarkaana uu siinayo daganaasho Hogaamiyaha ...
Dalka Jarmalka ayaa qorsheenaya in uu 1,500 oo qaxooti ah ka soo qaado dalka Gariiga islamarkaana uu siinayo daganaasho Hogaamiyaha ...
Tababbar ay si wadajir ah u fulinayeen hay'addaha CRD FCA iyo Eisa ayaa maanta wasaarada arimaha gudaha Galmudug ka furtay ...
Madaxweynaha Mareykanka ayaa digniin adag u diray taliska Iiraan, wuxuuna ugu hanjabay in ay laba jibaari doonaan weerarkasta oo ay ...
Waxaa kordhay qasaaraha hantiyeed iyo saamaynta nololeed ee ka dhalatay wabiga Shabeelle oo ku fatahay ilaa 92-tuulo oo hoos yimaada ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta lagu wadaa inuu ka qeyb-galo kulanka Aqalka Sare ...
Maamulka gobolka banaadir ayaa kulan sagootin u sameeyay naadiga Dowladda hoose ee xamar oo safar Isboorti ugu Amba-baxaya magaalada Garoowe ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha ...
Wararka ka imaanaya magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in Qarax miino oo dhulka lagu aasay oo la ...
Madaxweyne Trump oo meesha ka saaray walaaca laga muujiyay dhibaatada isbedelka cimilada xilli uu booqday goobaha dabka uu ka hurayo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho