Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS oo war kasoo saartay duulimaadyada caalamiga ah ee dib loo furay.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii maanta dib loogu furay duulimaayadii Caalamiga ee dalka ...
















