Madaxda Maamul goboleedyada oo u amba-baxay Garowe
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug,Koofur Galbeed,Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Garowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Wasiirka warfaafinta ...
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug,Koofur Galbeed,Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Garowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Wasiirka warfaafinta ...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Amisom ayaa jab xooggan gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo isku dayay in ay ...
Khartuum, Luuliyo 14, 2020: Waxa uu shirku xusey doorashooyinka heer federaal ee soo wajahan , wuxuuna ugu baaqay dhammaan dan-wadaagta ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta kumeel gaarka Villa ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka degganyahay magaalada Dhuusamareeb waxaa uu xalay kula ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleeysatay in muwaadiniin ku xayirnaa dalka boqortooyada sacuudiga Carabiga sababa ka xariira cudurka safmarka ee Covid-19 ...
Ra’iisal wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhoweyd ka digey garoonka diyaaradaha Ugaas ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho