Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo Siihayaha Wasiirka Gargaarka Oo Kormeer Ku Tegey Afgooye “SAWIRRO”
Guddoomoyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cali Saciid Fiqi, Sihayaha Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza ...
















