Xeer ilaalinta Qaranka oo war kasoo saartay dil ka dhacay wadada Makka Al-mukaramah
Dilka Marxuum Maxamed C/qaadir ayaa ka dhacay wadadda Maka Almukarama, agagaarka Tre biano, waxaana Gaari uu watay rasaas ku furay ...
Dilka Marxuum Maxamed C/qaadir ayaa ka dhacay wadadda Maka Almukarama, agagaarka Tre biano, waxaana Gaari uu watay rasaas ku furay ...
Ciidamada Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa xalay gudaha degmadaasi ay ka qabteen Nin la sheegay in ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo maanta guddoomiyay kullanka bilaha ah ee Agaasime ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa maanta ka furmay shirka wada tashiga madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda ...
Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeenta ayaa kulan lagu dardargelinayo shaqada Olalaha Isxilqan la qaatey howlwadeennada olaha isxilqaan, kaasi oo u ...
Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan qeybta Taliska 27-aad ee ka howlgalla deegaannada Hirshabeelle ayaa waxay howlgal lagu xaqiijinayo amniga ka ...
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iimaan iyo Gudoomiye ku xigeenka Howlaha guud Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho