Madaxweynaha Koofur galbeed oo muqdisho soo gaaray +Sawirro
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Garen) oo soo gaaray Muqdisho waxaa garoonka Aadan Cade kusoo dhaweeyay Wasiiro ...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Garen) oo soo gaaray Muqdisho waxaa garoonka Aadan Cade kusoo dhaweeyay Wasiiro ...
Wasiirka arrimaha Gudaha maamul Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday Duqii Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, Safiya ...
Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO loo soo gaabiyo ayaa Waddamada Afrika uga digay in ay fududeeyaan ama qaadaan xayiraadaha Cudurka ...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay Maanta oo Sabti ah dib u fureyso duullimaadyadii Caalamig ahaa ee ku xirmay xayiraadaha ...
Maanta oo ah maalinta labaad ee ciidul Adxaa waxaa si weyn looga ciidayaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka,waxaana magaalooyinka ...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay Guddiga Farmada ee ka shaqeyn doona hanaanka doorashooyinka xubnaha uga ...
Dadweyne fara-badan ayaa Salaadda Ciidda ku oogay Masaajidka weyn ee deegaanka Daarusalaam, ka dib markii ay qaarkood isaga kala yimaadeen ...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor ) ayaa hoyga uu uu ka degenyahay magaalada muqdisho ku qaabilay Safiirka dowladda ...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo magaalada Gaalkacyo Shacabka kula ciiday ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho