Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Guddiga Loo Magacaabay Baarista Shaqaaqadii Ka Dhacday Xabsiga Dhexe+Sawirro
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa kulan la qaatay guddiga loo magacaabay inay baaris dhammeystiran ku ...
















