Guddoonka Golaha Shacabka iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Jamhuuriya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali ...















