Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO oo Ka Digaysa Awoodda Faafitaanka Viruska Crona.
Hay’adda caafimaadka adduunka WHO oo si gaar ah isha ugu haysa isbeddelka iyo saamaynta maalin kasta ka dhalanaysa cudurka dunida halakeeyey ...
Hay’adda caafimaadka adduunka WHO oo si gaar ah isha ugu haysa isbeddelka iyo saamaynta maalin kasta ka dhalanaysa cudurka dunida halakeeyey ...
Munaasabad gooban oo lagu dhaarinaayay Wasiiru Dowlaha cusub ee Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha XFS cabdulqaadir shariif shiekhuna maye ayaa ka ...
Wasiirka wasaaradda Amniga Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Xilibaan Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre oo goor dhaw lahadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in caawa Salaada ...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Booliska Hirshabeelle ayaa xiray xuduuda uu Gobolka Hiiraan la wadaago itoobiya kaasi oo mudooyinkaan si ...
Dowlada Imaaraatka Carabta, oo kaashaneysa hey'adda qaramada midoobay u qaabilsan caafimaadka ee (WHO), ayaa waxay Somaaliya u soo dirtay diyaarad ...
Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa bilaabay dib usoo celinta bilicda Caasimadda Muqdisho. Dhalinyarada Gobolka ayaa had iyo jeer u taagan ka ...
Kulan ay khadka internet-ka (video conference) ku yeesheen xubnaha guddiga Qaran ee ka hortagga Covid-19, ayaa looga hadlay wax ka ...
Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 35 xaalad oo cusub oo COVID-19 ah 24kii saac ee ugu dambeysay. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho