Cabdiraxmaan Mucaawiye Oo Si KMG Ah Loogu Magacaabay Xoghayaha Joogtada Ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Cabdiraxmaan Mucaawiye Sheekh Ibraahim u magacaabay in si KMG ah ...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Cabdiraxmaan Mucaawiye Sheekh Ibraahim u magacaabay in si KMG ah ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah sawirada maalinta labaad ee ciidda iyo sida ay ...
Wasaaradda caafimaadka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay tababar bulshada looga wacyigalinayo halista cudurka Caronavirus kaasoo saameen ku yeeshay ...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Garen) oo soo gaaray Muqdisho waxaa garoonka Aadan Cade kusoo dhaweeyay Wasiiro ...
Wasiirka arrimaha Gudaha maamul Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday Duqii Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, Safiya ...
Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO loo soo gaabiyo ayaa Waddamada Afrika uga digay in ay fududeeyaan ama qaadaan xayiraadaha Cudurka ...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay Maanta oo Sabti ah dib u fureyso duullimaadyadii Caalamig ahaa ee ku xirmay xayiraadaha ...
Maanta oo ah maalinta labaad ee ciidul Adxaa waxaa si weyn looga ciidayaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka,waxaana magaalooyinka ...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay Guddiga Farmada ee ka shaqeyn doona hanaanka doorashooyinka xubnaha uga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho