Ciidanka Xooga Dalka oo fashiliyey weerar ismiidaamin ahaa oo ay soo qaadeen maleeshiyaadka argagixisada.
Ciidanka Xooga Dalka ayaa Fashiliyey weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo saakay waabirigii ...
Ciidanka Xooga Dalka ayaa Fashiliyey weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo saakay waabirigii ...
Iyadoo maalma qura ay Ka harsantahay munaasabadaha maamalmaha Xoriyadaha ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa u diyaar Garowga munaasabadahaasi Degmada ...
Qorax Madoobaad ayaa saakay lagu arkay Meelo badan oo ka tirsan Gobolada dalka Soomaaliya. Culumada Cilmiga Xiddigaha ayaa shalay waxay ...
Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) Dr. Yuusuf Al-Cuseymiin ayaa boogaadiyay Shirkii Dhab u heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ...
Ciidanka xoogga dalka ayaa weerar culus ku qaaday maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo ku sugnaa tuulada Dug-wariiri oo hoostagta deegaanka ...
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan deegaannada Sabiid iyo Caanoole ayaa waxaa isku soo dhiibay ...
Wasiirka wasaaradda dekedaha Iyo kalluumeysiga Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeeray Bangiga dhexe ee dalka, isagoo u kuurgalay sida ay ...
Wasiirka Biyaha iyo korontada dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Saalax Maxamed Xasan oo ka qeyb galay shir wadatashi ah oo looga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho