Guddoomiye Shuute “Saraakiishu waxey ku amranyihiin cid walba oo muwaadin naftiisa ama hantidiisa dhibaateysa in nolol ama geeri lagu keeno”
Magaalada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha hoose waxaa ka dhacay kulan dhexmarey Odayaasha Dhaqanka degmada iyo Saraakiisha Maxkamadda Ciidamada,iyada oo Saraakiisha ...
















