Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.
Dhuusamareeb, Luuliyo 20, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga ...
















