Alshabaab Biyaha Webiga ku Fasaxay Beeraha ku yaal Aw-dheegle +Sawirro
Maleeshiyaadka argagaxisada Alshabaab, ayaa biyaha ku fatahay beeraha ku yaala degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose, sida uu sheegay guddoomiyaha ...
Maleeshiyaadka argagaxisada Alshabaab, ayaa biyaha ku fatahay beeraha ku yaala degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose, sida uu sheegay guddoomiyaha ...
Fadhi kamid ah kulamada Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga hadlaan arrimaha dalalka la saaray cunaqabataynta hubka iyo waliba ...
Sida ay tibaaxday warbixin ay maanta soo saartay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Horumarinta Barnaamijyada (UNDP), Dakhli Asaasi ah oo ...
Tartankaan oradka ah wuxuu qeyb yahay, tartamo isdaba joog ah oo jaaliyadda Koofur-galbeed Soomaaliya ee Waqooyiga Ameerika ay u qabanayaan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada shirka wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa War-murtiyeedka ka soo baxay shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay magacaabi doonaan guddi Xildhibaanno ah oo ka shaqeyn doono ...
Safiirka Safaarada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho