Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya , Donald Yamamoto ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay heerka ay ka gaadhay dedaallada ay ugu ...
Wasiirka Wasaaradda caafimaadka xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fowsiyo Abiikar Nuur oo ka qeyb-gashay Barnaamijka Kulanka todobaadka ee ka baxa warbaahinta ...
Maxamed Nuur Cadde oo ka mid ah wiilasha ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo goordhow wareysi ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa soo saartey war-saxaafadeed ay kaga hadlayso shirka wada tashiga ahaa ee looga hadlayay ka ...
Dayn cafin si loo yareeyo faqriga Mashruuca dalalka faqiirka ah e aad u daymaysan waxaa howlgaliyay Sanduuqa Lacagta caalamka iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Alle uga baryay in uu caafimaad deg deg hah siiyo ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay shalay in dalkiisa laga hirgelinayo bandaw bilaabnaya maalinta Jimcaha, kaasi oo ah ...
Guddi-wadajirka ku meel.gaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan kula yeeshay xarrunta Guddoonka iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho