Diyaarad siday Mawaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo qaaday Sacuudiga oo caawa soo gaartay Muqdisho + Sawirro
Diyaarada Daallo oo sida 132 Mawaadiniin Soomaali ah oo muda ku xayirnaa dalka Sacuudi Carabiya ayaa caawa ka soo degtay ...
Diyaarada Daallo oo sida 132 Mawaadiniin Soomaali ah oo muda ku xayirnaa dalka Sacuudi Carabiya ayaa caawa ka soo degtay ...
Wasiirka Amniga ee dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa kulan la qaatey ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood, kuwaasi oo baaritaanno ku soo sameynaya ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay falka wuxuushnimada ah ee lagu xasuuqay howl-wadeenada ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug Mudane Axmed Macalin Fiqi oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ayaa ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada dowlad gobaleedka Hirshabeelle mudane Cabdi Macailm Maxamed ayaa ugu baaqay bulshada Hirshabeelle inay qaataan ...
Taliyaha guutada 3-aad ee qeybta 27-aad Col:Abshir Maxamuud (shitaqeey) ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in Ciidanka xoogaa dalka ...
Ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, ahna Iskuduwaha Arimaha Baniaadanimo ee Soomaaliya Mr. Adam Abdelmoula ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho