Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo gudoontay agab iyo qalab xafiiseed loogu talagalay Waaxda Farsamada Gacanta iyo Tababarrada ee Wasaaradda “Sawirro”.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay maanta kala wareegtay Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Jarmalka (GIZ) ...
















