Wasiirka Shaqada XFS oo kulan la qaatay guddoomiyaha hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga ...















