Howlgal Qorsheysan Oo Lagu Dilay Xubin Ka Tirsan Argagixisada Al-Shabaab
Galabnimadii arbacada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa waxay duqeyn xagga cirka ku qaadeen kooxda ...
Galabnimadii arbacada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa waxay duqeyn xagga cirka ku qaadeen kooxda ...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Galmudug qado sharaf ugu sameeyey madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Dalka. ...
Ciidanka kumaandooska XDS ee danab ayaa howgal qorsheeysan waxeey kasameeyeen degaanka Urunji oo hoostaga degaanka Janaale ee Gobolka shabeelaha hoose ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane C/Raxmaan Ducaale Beyle oo ka hadlaayey barnaamijka kulanka todobaadka Jimcaha ee Tv-ga Qaranka ayaa ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha iyo Dhaqanka dalalka Carabta oo ay ugu danbaysay guddoominteeda ...
Ra'iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta Guddoomiyay shirka ...
Shil Gaari oo gaystay dhaawacyo iyo khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Gawaan oo hoos yimaada Degmo Xeebeedka Hobyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho