Safaardda Soomaaliya ee dalka Kenya oo dadka ku xayiran Kenya dib ugu celinaysa Soomaaliya
Safaardda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dadka ku xayiran Kenya dib ugu celinaysa dalka Soomaaliya. Dadka la celinayo waxaa qasab ...
Safaardda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dadka ku xayiran Kenya dib ugu celinaysa dalka Soomaaliya. Dadka la celinayo waxaa qasab ...
Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta go’aan ka gaartay kiiska maxkamadeynta 4 qof oo loo haystay dilka ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ...
Agabkaan maanta ay ku wareejiyeen Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed guddiga qaran ee wacyigelinta ka hortagga xanuunka Covid-19 ayaa waxaa uu ...
Wasiirka Wasaaradda Caafmaadka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle mudane Cabdi Macalin Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulkaas ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID-19. Shirkaan oo ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed oo wareysi siiyay Raadiyaha iyo Telefishinka Qaranka ayaa sheegay ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81 xaaladood oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho