Shir u dhaxeeya Ganacsatada iyo dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo ka furmay magaalada Jowhar.
Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhow waxaa ka furmey Shir looga hadlayo Xeer u dhexeyn doona gacnacsatada ...
Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhow waxaa ka furmey Shir looga hadlayo Xeer u dhexeyn doona gacnacsatada ...
Kulankaan oo ka dhacay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka waxaa soo abaabulay aqoonayahan Dahir Ali Omar waxaa looga hadlay ...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kula kulmay xoghayaha maaliyadda dowladda Mareykanka, Steven Mnuchin, ...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa heshiis dhex dhigay beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha Gobolka ...
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan ay bilaabi doonto diyaarinta Manhajka dugsiyada sare ee dalka, si looga ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa kulan soo dhaweyn ah magaalada Muqdisho ugu sameeyay ganacsato ka socta dalka aan walaalaha nahay ee ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar uga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wada tashi ah la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo ...
Saraakiil sarre oo ka tirsan ciidamadda Xoogga dalka oo uu hugaaminaayo Taliyaha ciidanka dhulka Soomaaliyeed jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa ...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay heshiisiinta Beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanadda Toowfiiq iyo Afbarwaaqo Kulamo aan ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho