Diyaarad siday daawo oo ku dul dhacday meel waxyar u jirta garoonka diyaaradaha Bardaale
Diyaarad ay leedahay African Airways oo ah Nooca 30 qof qaada, kana kacday Muqdisho, ku hakatay Baydhabo ayaa ku burburtay ...
Diyaarad ay leedahay African Airways oo ah Nooca 30 qof qaada, kana kacday Muqdisho, ku hakatay Baydhabo ayaa ku burburtay ...
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ...
Ugu horeyn Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiisku DFS ah waxay mar labaad u diraysaa Suxufiyiinta Soomaaliyeed hambalyo ku aadan 03 ...
Mashruucaan dib udhiska iyo qalabeynta loogu sameeynayo qeybaha ay ka kobantahay Xarunta Degmada Xamar jajab ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ...
Wasiirka caafimaadka, iyo Wasiiru dowladaha arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa safiir ku-xigeenka Turkiga ee Soomaaliya ka guddoomaya qalab caafimaad ...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha DGGM, ayaa lagu magacaabay Guddiga Gurmadka iyo kahortagga Daadadka, wareegtada ayaa u qorneyd sidaan:- Madaxweynaha ...
Alle ha u naxariistee, waxaa maanta oo Isniin ah ku geeriyooday Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, qoraaga Aways Xuseen Xasan(Shiino) ...
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Batroolka iyo macdanta Xukumadda Somalia Mudane Cabdiqaadir Maxamuud Hilaal iyo masuuliyin uu hogaaminayay qaybna ay ka ...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Ahna Guddoomiyaha Guddiga qaran wacyigalinta cudur Karoona ...
Maleeshiyad ka tirsan kooxaha nabad diidka Al-shabaab ayaa isku dayay in weerar arbushaad ah ey ku soo qaadan fariisimaha ciidamada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho