Dowladda Mareykanka oo soo dhaweysay Heshiiska Ahlu Sunna iyo Dowladda Federaalka
Safiirka Mareykanka ee Soomaliya Amb Yamamoto ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay wada gareen dowladda dhexe iyo maamulka Ahlu sunna waljameeca. ...
Safiirka Mareykanka ee Soomaliya Amb Yamamoto ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay wada gareen dowladda dhexe iyo maamulka Ahlu sunna waljameeca. ...
Ugu yaraan Shan Qof ayaa ku geeriyootay, 62 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii ay isku dhaceen Laba Bas ...
Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa bogaadisay Heshiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Culimaa'udiinta ASWJ. Sheekh Maxamed Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa sheegay ...
Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay shaacineyso heshiis dhab ah oo ...
Maxkamad cidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa 6 eedeysane oo loohaytay dilki Taliyihii qeyta Booliska gobolka hiiraan xakun kuriday. Gudoomiyaha ...
Taliyaha ciidanka lugta ee ciidanka xoogga dalka S/guuto C/xamiid Maxamed (dirir) ayaa maanta deegaanka Afbarwaaqo kulan kula qaatay Odayaasha iyo ...
Doorashadaan ayaa markii ugu horeysay muddo boqol sano ah maanta laqabanayaa waxaa ayna daba joogtaa doorashooyinkii horay uga dhacay dalka ...
Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo kulan u dhexeeyay agasimayaasha guud ee wasaaradaha dastuurka heer federal iyo heer dowlad ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo magaalada Aswan u jooga ka qayb galka madasha Aswan ayaa ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho